Qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo la shaaciyey

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka degaaanada Jubbooyinka iyo Guddiga Doorashada Jubalanad ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku raacay qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub ee Jubbaland. Kulan ku dhex maray magaalada Kismaayo ayaa loOga dooday qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ee dooran doona madaxweynaha cusub ee maamulkaasi. Waxaa la … Continue reading Qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo la shaaciyey